Saadaasha Doorashada: Yaa ku guuleysan doona madaxweynaha 10aad ee dalka ?

Waxaa lagu jiraa maalintii ugu dambeysay ee diyaar garowga doorashada madaxweynaha oo sannadkaan ka xiiso badan xilliyadii hore. Xilliyadii hore waxaa dhici jiray in tartamaasha badankood aan la qoon, cidda soo bexeysa saadaalinteeda ay adkeyd, xildhibaannada dhinaca ay jiraan aan aad loo ogaan jirin, hase yeeshee doorashadaan wax waliba bannaanka ayey yaallaan. Waxaa lasii ogyahay … Continue reading Saadaasha Doorashada: Yaa ku guuleysan doona madaxweynaha 10aad ee dalka ?